Muujintii 21:25-27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

25. Oo irdaheedana sinaba looma xidhi doono maalinta (waayo, halkaas habeen ma jiri doono);

26. oo waxay iyada soo gelin doonaan ammaanta iyo cisada quruumaha;

27. oo gudaheedana sinaba uma ay geli doonaan wax nijaas ah amase kii sameeya karaahiyo iyo been; laakiinse waxaa keliyahoo geli doona kuwa ku qoran kitaabka nolosha ee Wanka.

Muujintii 21