1 Korintos 1:29-31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

29. si aan qofna ugu faanin Ilaah hortiisa.

30. Laakiin xaggiisa waxaad ku jirtaan Ciise Masiix kan inoo noqday xigmadda xagga Ilaah, iyo xaqnimada, iyo quduusnaanta, iyo madaxfurashada,

31. in sida qoran, Kii faanaa, Rabbiga ha ku faano.

1 Korintos 1